Trump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)

Musharaxiinta ku tartami doonta doorashada madaxtinimada Mareykanka ee loo balansan yahay in ay dhacdo 3-da bisha November ee sannadkaan, ee kala ah madaxweynaha hadda talada haya Donald Trump iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, ayaa xalay dooddoodii ugu danbeysay ku yeeshay magaalada Nashville ee gobolka Tennessee. Dooddi xalay oo dhacday xilli ay … Continue reading Trump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)